Qeexid

"e2 (-e) xi. ld ee1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga e2 oo kali ah:
  • Cabdiweli ayaa kula dardaarmay in fadhigan maanta ay go’aamo ka soo saaraan shacabka Soomaaliyeedna ay maqlaan shirkii Garowe2 inay ka soo baxeen go’aamo taariikhi ah isla markaana Masiiri ah.
  • Shirkii Garoowe2 oo maalinkii Sadexaad Galay Shirka ayaa waxaa maanta diirada lagu saarayay sidii la isku waafajin lahaa talooyinka ay soo jeediyeen qeybihii saddexda ahaa ee shalay ergooyinka loo qeybiyay.