Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
ebi1
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ebi oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `ebi`
ebi
Qeexid
(-byay, -biday; -byi) Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-biday)
Wadaag:
ebinefiriin
Qeexid
(baay.) Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: