Qeexid

"Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ebyan oo kali ah:
  • Xubno ka tirsan hay'adda MSF ayaa sheegay inay heleen maydadka dadkaas doonida laga tuuray, kuwaasoo kusoo caariyay xeebaha degmada Axwar ee Gobolka Ebyan.
  • Laba qof oo dadkaas ka mid ah ayaa weli la la'yahay, halka 80-qof oo kalena la helay kuwaasoo ka badbaaday badda, waxaana dadkaas lagu hayaan Magaalada Axwar ee Goboolka Ebyan oo ahayd halkii ay ku caariyeen.