[-naa, -nayd]
ebyan1 aa
ebyan1 ayd
"Wax la dhammaystiray noqosho. ld ebyoon1."
Wadaag:
Wax la dhammaystiray ahaansho. ld ebyoon2.
f.mg4
-naa, -nayd
ld ebyanaansho, ebyoonaan, ebyoonaansho.
m.f.dh
Garasho ama dareen, wax silloonama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag;ashqaraar.
ld abyamid.
m.l
(-oomay, -oontay; -oomi) ld ebyan1.
f.mg1
ld ebyoomid.
/dh ld ebyanaan.
eeg ebi2.