Qeexid

"eeg edbi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga edbin oo kali ah:
  • Ujeedada edbintu waa in carruurta laga caawimo inay qaadaan masuuliyada dabeecadooda iyagoo u maraya hab lagu barayo dariiqooyin la aqbali karo si wax looga qabto xaallado.
  • Edbin wax ku ooli ahi waxay ku xiran tahay xiriir wanaagsan oo u dhexeeya ilmahaaga iyo adiga waxayna dhistaa rabida in ilmahaagu doonayo inuu kaa farxiyo.