Qeexid

"Asluub iyo anshax wanaagsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga edeb oo kali ah:
  • “Wuxuu ahaa mid edeb badan oo aan dhac-dhac lahayn,” ayuu yidhi Zenden.
  • Cilmi baadhisyo badan oo lagu sameeyay tarbiyada caurrutu waxa ay sheegayaan in uu xidhiidh toos ahi ka dhaxeeyo edebta caruurta (wanaaag iyo xumaanba) iyo habka uu waalidku u edbiyo caruurtiisa.