Qeexid
"eeg edebsan. ld edeb sanaansho."
"eeg edebsan. ld edeb sanaansho."
Wadaag:
Wax anshax fiican ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.
m.dh
Wadaag:
Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho saabsanaansho m.l/dh ld saabsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg yaabsan. ld yaab banaan, yaabbanaansho, yaabsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: