Qeexid
"Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho."
[-saday, -satay]
edebs aday
edebs atay
f.mg3"Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho."
Wadaag:
Wax anshax fiican ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.
m.dh
Wadaag:
ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun.
ld edebdarnaan.
m.dh
Wadaag:
Wax anshax iyo asluub xun ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho.
f.mg3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo.
Meel ciriiryoon.
m.l
Wadaag:
Ka e.: anshax xun ku kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: