Qeexid
"Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho."
[-eeshay, -eelatay]
edebyeel eshay
edebyeel elatay
f.mg3"Ka e.: edeb lahaansho; dhaqan wanaagsan yeelasho."
Wadaag:
Hanti ama wax kale lahaan.
Ku y.: dayn cid ku lahaan.
U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
f.g3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax anshax fiican ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo.
m.dh
Wadaag:
Wax anshax iyo asluub xun ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun.
ld edebdarnaan.
m.dh
Wadaag:
Ka e.: anshax xun ku kicid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: