Qeexid
"Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo."
Qeexid Xigta
Meel ciriiryoon.
"Xero yar oo dhasha xoolaha irmaan lagu xereeyo."
Meel ciriiryoon.
Wadaag:
Dhul korreeya hoobadka ah.
Daan (webi).
Garabka intiisa kore; qarqar.
m.l
Wadaag:
Dhaqsiyaha wax lagu qabto.
D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg1, deddegsiinyo, degdegsiinyo.
m.l
Wadaag:
Ilmo anshax wanaagsan u yeelasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Orgi yar oo caano nuug isagoo ah xiniinyaha laga baxshay. ld ciddikudhufaan.
m.l
Wadaag: