Qeexid
"ee tamarta. 1 eerg = 10 juul."
"ee tamarta. 1 eerg = 10 juul."
Wadaag:
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m.dh
Wadaag:
ee1 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo laba weerood aan xor ahayn. Tus. “Nin wanaagsan ee geesi ah”, “Xarunta dhexe ee xisbiga”. 2. Eray lagu xiriiriyo laba weerood xor ah. Tus. “Ha kicin wuu bukaa ee ama wuu bukaa ee ha kicin”, “Meel kastaba aynu ka eegno ee heli mayno”, “Cali wuu shaqayay ee Maryam baa seexatay”. ld e.
Wadaag:
Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”. ld eeyaa.
u.j
Wadaag:
(-eey/-yo, m.dh) (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey1.
m.l
Wadaag:
Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-iyaal, m.l) Meel sarreysa oo si fiican hareeraha looga arki karo.
m.dh
Wadaag:
Qof ama wax indho ku hayn.
Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).
Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Xolo meel ku caashaqid.
(f.g) Labo wax ama ka badan wax isle'eg ka dhigid.
(f.mg) Ku e.: wax meel ku joojin. 4. (f.mg) Isu e.: wax qaabkiisa isu yeelid.
f.g
-keeyay, -kaysay
Wadaag: