Qeexid
"Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid."
[-day, -dday]
eed2 ay
eed2 day
f.g1"Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid."
Wadaag:
Rafaad badan la kulmid.
Xanuun daran la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m.dh
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-do, m.l) (c.nafl.) Koox nudo ah oo liilsami kara, kuwaasoo hal ama in ka badan oo lafo ah oo isu tagay, isuna haya kalagoosyo dhaqdhaqaaq. Seeduhu waxay xukumaan dhaqdhaqaaqa lafaha ee kala goyska, sidaa awgeed waxay muhiim u tahay ka hortagga kala baxa.
m.dh
Wadaag:
Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid.
ld eedqaadid.
m.l
Wadaag: