Qeexid
"Rafaad badan la kulmid."
Qeexid Xigta
Xanuun daran la kulmid.
[-day, -dday]
eedaad2 ay
eedaad2 day
f.mg1"Rafaad badan la kulmid."
Xanuun daran la kulmid.
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag:
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid.
ld eedqaadid.
m.l
Wadaag:
Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: