Qeexid
"ld aadaan2."
[-day, -dday]
eedaan2 ay
eedaan2 day
f.mg1"ld aadaan2."
Wadaag:
Rafaad badan la kulmid.
Xanuun daran la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Si wareer ku jiro tartiib ugu socosho.
f.mg1
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Geel guudaan haya ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Cudur muddo dheer oo uu keeno “mycobacterium leprae”. Wuxuu wax yeelleeyaa maqaarka, dareemayasha iyo xuubka gudaha ka mara xubnaha daloola (mucous membrane). Waxaa laga helaa dalalka cimilada kulul, si toos ah ayaa la isaga qaada.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax xaydaan loo sameeyay noqosho.
f.g1
Wadaag: