Qeexid
"E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto."
"E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Cid eed loo haystay iska daaficid.
f.mg1
Wadaag:
Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa.
ld mudbixid. ld murbax1.
m.l
Wadaag:
Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
m.l
Wadaag:
C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
m.l.kh
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: