Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Cid eed loo haystay iska daaficid."
"(-xay, -xday; -bixi) Cid eed loo haystay iska daaficid."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax2.
f.mg1
Wadaag:
Ka b.: halis ka samatabbixid.
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
f.mg1
Wadaag:
Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho.
Soo c.: qof daacad ah ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
f.mg1
-baxay, -baxday
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: