Qeexid

"Haweeneyda aabaha la dhalatay."

Qeexid Kale

U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!

Qeexid Xigta

Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine