Qeexid
"Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid."
[-saday, -satay]
eeds aday
eeds atay
f.g3"Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid."
Wadaag:
Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Galab dhanka qorraxdu jirto aadid.
Diinkabixid; gaaloobid.
Jid ama meel ka habaabid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m.dh
Wadaag:
Godob laga galay sheegasho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hal godlan si loo maalo isbahardaadin.
Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: