Qeexid
"1."
"1."
Wadaag:
Qof ama wax indho ku hayn.
Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).
Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-iyaal, m.l) Meel sarreysa oo si fiican hareeraha looga arki karo.
m.dh
Wadaag:
Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho.
Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho.
U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho. 4. La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
ee1 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo laba weerood aan xor ahayn. Tus. “Nin wanaagsan ee geesi ah”, “Xarunta dhexe ee xisbiga”. 2. Eray lagu xiriiriyo laba weerood xor ah. Tus. “Ha kicin wuu bukaa ee ama wuu bukaa ee ha kicin”, “Meel kastaba aynu ka eegno ee heli mayno”, “Cali wuu shaqayay ee Maryam baa seexatay”. ld e.
Wadaag:
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m.dh
Wadaag:
Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”. ld eeyaa.
u.j
Wadaag: