Qeexid
"Eeg ergey"
"Eeg ergey"
Wadaag:
Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya.
Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa.
m.l
Wadaag:
Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm).
Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ergo ahaan cid u siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
/mg2 Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag: