"(-gag, m.l) (fiis.) Halbeegga C.G.S."
Wadaag:
Koob weyn oon dheg lahayn oo muqmadda lagu dhigo.
m.l
Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
f.g3
-saday, -satay
ld eersasho.
ee tamarta. 1 eerg = 10 juul.
Socod ama orod badan.
Ee. ah: nooc geela ka mid ah oo dhaadheer.
eeriggo'an m.l/dh ld geeriggo'an.