Qeexid

"Koob weyn oon dheg lahayn oo muqmadda lagu dhigo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eeri oo kali ah:
  • Toban qofood ayaa ku geeriyootay 11 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xoogan oo saakay ka dilacay tuulada Xaaji Cali oo ka tirsan degmada Cadale ee gobolka Sh/Dhexe.
  • Ilaa iyo hadda wararka laga helayo deegaankaasi waxay sheegayaan in ilaa 4 ruux oo labada dhinac ah ay ku geeriyoodeen dagaalkaasi tiro kalana ay ku dhaawacmeen markii dagaal labada dhinac fooda is dareen inkastoo aanu hada socon.