Qeexid
Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
[-saday, -satay]
f.g3Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld eersasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax mulkintooda la wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld eersasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Koob weyn oon dheg lahayn oo muqmadda lagu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gag, m.l) (fiis.) Halbeegga C.G.S.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg eerso. ld eersad, eersi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld bersed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld harso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhinac u iilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax muuqaalkiisa libdhid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socod ama orod badan.
Qeexid Xigta: Ee. ah: nooc geela ka mid ah oo dhaadheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]