[-iyay, -isay]
eex yay
eex say
"Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid."
Wadaag:
eeg eexi. ld eexis.
m.f.dh
ld eexin.
m.l
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m.dh
Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Eex iyo dan moodid.
-xeeyay, -xaysay
ld eex.
Eex ku kicid (cid).
f.mg3
-xday, -xatay
Cid hurdisiin.
Dab iwm damin.
(-wyo, m.dh) Qof eex badan.
ee tamarta. 1 eerg = 10 juul.
eeg eexee.
eeg eexo2.
ld eexaysasho.
f.g3
-stay, -satay