Qeexid
ld eex.
ld eex.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Eex ku kicid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel godan oo biyo mareen ah. ld jeex1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld eexin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid.
Qeexid Xigta: Hadal badan shubid; dalqamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg eexi. ld eexis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Jid lagu socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
Qeexid Xigta: Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Qeexid Kale: Qallooc gala kurus geel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Qof, gam'id.
Qeexid Xigta: Dab iwm damid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: Eex iyo dan moodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax is haysta meel dhexe oo bannaan.
Qeexid Xigta: Jid yar oo laga samaysto madaxa bidix ama midig iyadoo timaha laba dhinac loo kala seexinayo.
Qeexid Kale: Geeso xoolaad oo bidix iyo midig u kala jiifa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aneexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”. ld eeyaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ee tamarta. 1 eerg = 10 juul.
m.dh
Qeexid: eeg eexee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof eex badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: ee1 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo laba weerood aan xor ahayn. Tus. “Nin wanaagsan ee geesi ah”, “Xarunta dhexe ee xisbiga”. 2. Eray lagu xiriiriyo laba weerood xor ah. Tus. “Ha kicin wuu bukaa ee ama wuu bukaa ee ha kicin”, “Meel kastaba aynu ka eegno ee heli mayno”, “Cali wuu shaqayay ee Maryam baa seexatay”. ld e.
m.dh.u
Qeexid: (bot.) Geed nagaar faalala oo lehcaleemo yaryar oo xanaf leh iyo mirokulkulucsan oo la cuno. ld uneexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]