Qeexid
"Eex ku kicid (cid)."
[-xday, -xatay]
eexo2 day
eexo2 atay
f.mg3"Eex ku kicid (cid)."
Wadaag:
Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
Jid lagu socday ka weecasho.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m.dh
Wadaag:
Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: