Qeexid
"(-eey/-yo, m.dh) (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey1."
[(-yo)]
eey yo)
eey
m.l"(-eey/-yo, m.dh) (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey1."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.
e.d
e (Erey) — Erey (word)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-eey/-yo, m.dh) Eey dheddig ah. ld eeyad, ey2.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
(-yo)
Wadaag:
ld eey2.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld eey2.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”. ld eeyaa.
u.j
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
j (Jagaale) — Jagaale (ordinal)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ld eey1.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ee1 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo laba weerood aan xor ahayn. Tus. “Nin wanaagsan ee geesi ah”, “Xarunta dhexe ee xisbiga”. 2. Eray lagu xiriiriyo laba weerood xor ah. Tus. “Ha kicin wuu bukaa ee ama wuu bukaa ee ha kicin”, “Meel kastaba aynu ka eegno ee heli mayno”, “Cali wuu shaqayay ee Maryam baa seexatay”. ld e.
Wadaag:
Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo1.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
1.
m.l.fk
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Fal, arrin iwm samayntooda natiijo xun kala kulmid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey.
Gef; denbi.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Qof ama wax indho ku hayn.
Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).
Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Meel laas u eg.
Meel la qoday oo biyuhu fariistaan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dhibaato aad u ballaaran.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: