Qeexid
"(-eey/-yo, m.dh) Eey dheddig ah. ld eeyad, ey2."
"(-eey/-yo, m.dh) Eey dheddig ah. ld eeyad, ey2."
Wadaag:
(-eey/-yo, m.dh) (c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey1.
m.l
Wadaag: