Qeexid

"Arrin in la yeelo ku wanaagsan ahaansho."

Qeexid Kale

U e.: wax, wax kaale ay qaabka isaga mid yihiin ahaansho. 4. La e. ama le'eg: wax, wax kale la jin ah ahaansho.

Qeexid Xigta

Ku e.: wax aan meel dhaafin ahansho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Waxaa eg in salaadda waqtigeeda la tukado”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb