"Ehel ahaansho."
Wadaag:
Qaraabo, sokeeye, xigto. ld ahal, ahalo, ehelo.
m.l
ld ehel.
m.dh
Bekel ahaansho.
Dhabeel ahaansho.
Waayeel ahaan.
ld salleellinimo.
Tol ahaansho. ld tolliimo.
(-rro, m.dh) ld ehelukhayr.
(-rro, m.dh) ld ahlunaar.
(-rro, m.dh) Qof caadeystay samaynta xumaha oo aan ku dhaqmin caqiidada islaamkaa. ld ehelakhayr, ehlu khayr.