Qeexid

"Wax isle'eg ama wax kale u eg, ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ekaysii oo kali ah:
  • Haseyeeshee labadii sanadood ee u dambeeyey oo wakhti adagi soo maray ayaa wajigiisa u ekaysiiyey qof weyn dhaqankiisiina wax ka badalay.
  • Tarjumaadda loo sameeyey burcad badeedda ayaa loo ekaysiiyey mid la kawsatay maamulka cusub ee Dawlad Goboleedka Puntland.