Qeexid

Xoolo meel ku baahid.

Qeexid Kale

U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.

Qeexid Xigta

Ku e.: meel ku sugnaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb