Qeexid
"(-myo, m.dh) (daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed."
"(-myo, m.dh) (daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed."
Wadaag:
(daaw.) Isticmaalka mawjado ultrasawnd ah si loo ogaado shaqada iyo garaaca wadnaha.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Saxar saleed sita saldanab tabaneed.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.
m.l.u
Wadaag: