Qeexid

"(-nno, m.dh) (fiis.) Saxar saleed sita saldanab tabaneed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga elektaroon oo kali ah:
  • Dugsiga VTC-Burco ayaa la furay sannadkii 1998-kii, ayaa kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib-u-dhiskii iyo horumartii waxbarshada Gobolka Togdheer, isagoo ahaa dugsigii ugu horreeyay ee lagu dhigto waxbarshada casriga ah ee Elektarooniga ah.
  • Abshir Maxamed Xasan, oo ah Wasiirka cusub ee loo magacaabay Wasaaradda Dib-u-dejinta, waa injineer ku takhasusay elektarooniga (electronic), oo uu ku qaatay shahaadada BSC.