Qeexid
"(-nno, m.dh) (kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad."
"(-nno, m.dh) (kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad."
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Saxar saleed sita saldanab tabaneed.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Tirada kuwaan tam ee winiiniga oo lagu asteeyo m ; kana tarjumaysa winiiniga elektaroon kasta, waxa na la siiyaa qiimeyaasha +1/2 ama -1/2.
m.l
Wadaag:
Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.
m.l
Wadaag:
(-myo, m.dh) (daaw.) (EKG) Ku qorista, shaqo koronteedka wadnaha warqad socota dusheed.
m.l
Wadaag: