Qeexid
"Wax qoyanaa qalalid."
[-gay, -gtay]
engeg2 ay
engeg2 tay
f.mg1"Wax qoyanaa qalalid."
Wadaag:
Wax qoyan qalalsasho (cid).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof ama wax indho ku hayn.
Soo ee.: booqasho ku tegid (meel).
Ka ee.: halis ka ilaalin. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: