Qeexid
"ld eriley (1)."
"ld eriley (1)."
Wadaag:
ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay.
Dadka ariga dhaqda.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.l) Sarrifka rubaabka mid ka mid ah oo u dhigma 10 senti.
m.dh
Wadaag:
Nooc kabdaha ka mid ah oo lagu naqshadeeyay mayrax ama dun midabbo kala duwan leh.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed.
Muran aan loo bogin.
m.l
Wadaag:
Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya.
Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa.
m.l
Wadaag: