"(-dyo, m.dh) Awood qofka Eebbe siiyo oo habaarkiisa iyo ducadiisuba kacdo."
Wadaag:
Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed.
Muran aan loo bogin.
m.l
Wax cid si ku-meelgaar ah loogu dhiibto.
m.dh
(-rgay, -regtay; -rgi) Ereg u bixin, u dhiibid.
f.g1
(nax.) Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo, iyadoo erey walba la qeexayo waxa uu yahay.
ld wagarad.