Qeexid
"eeg ereybixi."
"eeg ereybixi."
Wadaag:
(nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, cilmiyeed iwm.
Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed.
Muran aan loo bogin.
m.l
Wadaag:
(nax.) Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo, iyadoo erey walba la qeexayo waxa uu yahay.
m.l
Wadaag:
(nax.) Cod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad iwm. Tus. “Ba'a!”, “Alla hayow!”.
m.l
Wadaag: