Qeexid

"/mg2 Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ergee oo kali ah:
  • Dhinaca kale ee arrinta, mudane Daahir Rayaale ayaanay noo suuragelin in aannu wax ka ogaanno, wax war ahna aan ka soo saarin arrinta, iyadoo xubno ka tirsan dadka arrinta ka ergeeyeyna ay ka gaabsadeen inay si rasmi ah uga warramaan.
  • Ma arki doonaa maalin laga gudbo aragtida ah adigu ii dhimo annigu dhergee?