Qeexid

"Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya."

Qeexid Xigta

Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine