Qeexid
Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm).
Qeexid Xigta
Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax la oggoladay ahaansho (farriin, arrin iwm).
Wax ergo loo dhiibto ahaansho (farriin, arrin iwm).
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ergey dirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ergeyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ri' wax orgi u baahan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya.
Qeexid Xigta: Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax ergo ahaan cid u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ergeysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ergee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la ergey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la figeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg ergey
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la ergay ahaansho (xoolo, alaab iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: /mg2 Farriin, war iwm tol, qolo dawlad iwm u qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax miige lagu mudmuday ahaansho (dhul-beereed).
Qeexid Xigta: Qof la miigeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid wax murugo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld ibtileysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld sar gadaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]