Qeexid

"Ergo aadid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ergoo oo kali ah:
  • Mid ka mid ah ergooyinkaa ayaa isaga oo amakaagsan yidhi “Adeer yeesta miyaanu awel cadaanku lahaan jirin goormay Kiiniya ka qaaday, mise tolow way ka soo yara amaanaysteen”.
  • Arrintani waxay ku soo beegantay iyada oo uu shirku galay hakad, kadib markii ay ergooyinka kooxuhu isku mari waayeen qaybsiga guddi-hoosaadyo la qorsheeyay in shirka laga magacaabo.