Qeexid

"ld ari."

Qeexid Xigta

Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eri oo kali ah:
  • Waxaan kaloo fikir ugu noqdaa, deriskaygii, meheradihii ka furnaa agagaarka Baar Ubax, Carwo Idko, Gurya Samo, Hotel Salaama, iyo Baar Caasho oo aan la iga waayi jirin.
  • Sanadahan dambase waxa soo baxay waraabayaal xaaraan-quutayaal maan-gaab ah oo xoolihii ummada ku mamay oo wax alla iyo wax ay xeerinayaan jirin calooshana laga hago.