"(-wyo, m.dh) Nin qaylo badan oo dad la dhaqankiisu xunyahay. ld eralow."
Wadaag:
ld erilow.
m.l
ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay.
Dadka ariga dhaqda.
m.dh
ld ari.
Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.
ld eryid.
Wax cayrin.
Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid.
Ku e.: dalool wax ku librin.
f.g1