Qeexid Kale

ld eri2, erin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga eryid oo kali ah:
  • -Talaabooyinka maamul ee anshax-marineed iyo ka shaqo eryidda ee laga qaado shaqaalaha maxaliga ah waa in la soo ogaysiiyaa wasaaradda caafimaadka iyo shaqada.
  • Xildhibaanada taageersan Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaruhu uu ku xadgudbay dastuurka, sidaa daradeedna aysan waxba ka jirin shaqo ka eryidiisa uu ku sameeyay Maxamed Dheere iyo magacaabidii wasiirada cusub.