Qeexid

"Dan awgeed wax u doorasho (cid)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga exayso oo kali ah:
  • Dalalka Afrikada Koonfureed afartii dumar ah ee ay da’doodu u dhexayso 15-49 sanno mid ka mid ah ayuu cudura AIDSku hayaa.
  • Falanqeeyn dheer kadib markii dulucda shirka loo daadegey : Waxaa la go’aansaday in Baaq-Nabadeed loo diro dadka halkaas colaadu ka dhexayso.