Qeexid

"Xanuun daran oo saableyda wareema; oof."

Qeexid Kale

Meesha qodaxdu muddo nabar ka samaysan. 4. Tolliin gacmeed ka horreeya tolliinka harqaanka.

Qeexid Xigta

Noocyada geela mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine