Qeexid
"Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad1."
"Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad1."
Wadaag:
Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax eynfaad ku dhacay ahaansho (qof). ld eynfaadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld eyfaadsanaansho, eynfaadsanaan, eynfaadsanaansho.
m.dh
Wadaag:
Weel gaboobay oo aan la isticmaalin.
ld qolfaadid. Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan.
m.l
Wadaag: