Qeexid
"f (fa') m.dh Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane."
"f (fa') m.dh Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane."
Wadaag:
faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
-deeyay, -deysay
Wadaag:
faa'iideysasho m.dh eeg faa'iideyso. ld faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys faa'iideysi m.l ld faa'iideysasho.
Wadaag:
faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Wadaag:
faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
-day, -dday
Wadaag:
faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Wadaag:
Da'.
F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
ld faacad.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood.
Hab loo qoro af.
Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
faa'iideyso f.mg3 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
-stay, -satay
Wadaag: